Haddii aad xiiseyneysid kitaabkan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka turjumaha kitaabkan bariidka xaasuubkiisa "e-mailkiisa" oo ah:  ”

Haddii aad xiiseyneysid kitaabkan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad ...

Haddii aad xiiseyneysid qaamuuskan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka qoraaga qaamuuskan bariidka xaasuubkiisa "e-mailkiisa" oo ah:  ”

Haddii aad xiiseyneysid qaamuuskan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaa ...

Shaki kuma jiro in wakhtigu yahay raysamaalka ugu muhiimsan ee qofku haysto inta uu nool yahay,  taasi oo macanaheedu yahay in wax waliba oo uu waayo uu heli karo  badalkiisa, tusaale ahaan  lacagtu way timaadaa wayna baxdaa, cilmiga waa la bartaa waana la hilmaami karaa, Hadiise hal daqiiqo oo ka mid ah noloshaada ay kaa tagto waa mid aan dhacayn in dib laguugu soo celiyo, sidaa awgeed waxaa mudan in ay qiimo wayn yeelato halka daqiiqo ee noloshaada ka mid ah.

Shaki kuma jiro in wakhtigu yahay raysamaalka ugu muhiimsan ee qofku haysto inta uu nool yahay,  taasi oo macanaheedu yahay in wax waliba oo uu waayo uu heli karo  badalkiisa, tusaale ahaan& ...

Waxaan ugu horrayntii u mahadnaqayaa Eebbe, oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad iyo dhiiragalin waxaan idin leeyahay 

Waxaan ugu horrayntii u mahadnaqayaa Eebbe, oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad iyo dhiiragalin waxaa ...

SU'AAL: HADII AAN HAYSTO XOOLO AMA MAAL AAN KU HELAY SI XAARAAN AH OO AAN XALAAL AHAYN MA KA BIXIN KARAA ZAKO XOOLAHAAS?

SU'AAL: HADII AAN HAYSTO XOOLO AMA MAAL AAN KU HELAY SI XAARAAN AH OO AAN XALAAL AHAYN MA KA BIXIN KARAA ZAKO XOOLAHAAS?